Maraykanka & Ruushka wadahadaladii u horeeyey ka yeeshay dagaalka Ukraine

Aqalka Cad sheegay in La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay General Nikolay Patrushev oo ah xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka, kaasoo noqonaya xiriirkii ugu horeeyay ee heer sare ah oo dhexmara Washington iyo Moscow tan iyo markii Ruushka uu galay Ukraine. Sullivan ayaa u sheegay Generaal Patrushev sida uu Maraykanku uga … Continue reading Maraykanka & Ruushka wadahadaladii u horeeyey ka yeeshay dagaalka Ukraine